
Wasiirka Gaashaandhigga Xukumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa Goor Dhow ku dhawaaqay inuu iska Casilay Xilka Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ,waxaana casilaadiisa u gudbiyey i Golaha Wasiiradda Soomaaliya waana laga aqbalay.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa shaqada uga tagay arimo isaga uqaasa.
Leave a Reply