Daawo:Madasha Samatabixinta Puntland oo sharci daro ku tilmaantay aqoonyaho iyo waxgarad Lagu xiray Garoowe

Madasha samatabixnta Puntland ayaa warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe waxayna war bixiyeen Masuuliyiin iyo waxgarad si sharci daro ah u xireen Ciidamada amaanka Puntaland, GUdoomiyaha Samatabixnta Puntaland Abshir Cali haloow iyo Nabadoon maxamed Daahir Garaase ayaa sheegay inaysan masuuliyiintaan galin dambi xlayna magaalo kale loo qaaday markii ay diideen inay raacaan shabaqlaha waxaa loogaystay Jir dil

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.