Maamulka iyo Madaxada Gedotimes oo Tacsi udiraaya shacabka Soomaliyeed

tacsi

Inaa Lillaah Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Maamulka iyo Madaxda Gedotimes waxaya tacsi tiiraanyo leh udirayaan dhamaan umada soomaliyeed meelay joogaan waxaana uga tacsiyadeenayaan dadkii Shacabka ahaa ee kooxda agagixisada ahayd ku qasuuqeen Magaalada Muqdisho.

waxaana Alla uga baryayaa inuu u naxariisto jannatu fardawsa ka waraabiyo shacabkii ku geeriyooday qaraxii Muqdisho ka dhaca waxaana Qoysaskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii ee ay ka baxeena Samir iyo iimaa ka siiyo kwa dhaawacana allaha Caafiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.