Ciidamada Ammaanka maamulka Jubbaland ayaa ku xiray Magaalada Kismaayo Wariye Maxamed Qaasim Cali waxar oo ushaqeenayey Saab tv iyo Saabir Cabdiqaadir Warsame oo ushaqeeynaayey Tvga Somali Cable, waxaana lagu xiray Xarunta Nabad Sugida Kismaayo.
Laamaha Ammaanka aay sheegeen in Xariga wariyaasha uu laxariiro iyakoo tabiyey Bananbax looga soo horjeedo maamulka iyo madaxda Jubbaland
Maalmihii lasoo dhaafay ayaa Wariyeyaasha ku sugan kismaayo, waxa ay la kulmaayeen tacadiyo , sida in xarig loo geyst iyo jirdil ay ugeestaan Madaxda iyo Ciidamada Amaanka.
Hoos kadaawo Video lagu xiray wariyaasha ee bananbaxii Garbahaarey ka dhacay.
Leave a Reply