
Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn madaxda,Maaulka Gedotimes iyo macaamiisha kuxiran warbaahinta Gedotimes dhammaanteed waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Najma Omar Hassan,Maxmuud Cilmi iyo shacabkii Soomaliyeed ee kudhintay qaraxii Muqdisho.
waxaana tacsi tiinranyale u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, eheladii ay ka dhinteen in ilaahay samir iimaan ka siiyo jana fardowsa ka waraabiyo AAMIIN,
Leave a Reply