Yaab Waa Kuma: Ra”iisul Wasaare Hore Oo Dal Shisheeye Jaajuus U Ah Hadana Aqalka Sare Ka Mid Ah AKHRISO

cumar

Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa yiri,”Haddii ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya oo u shaqeeya adeegsadaana dalal shisheeye, walina uu yahay xildhibaan ka tirsan aqalka sare”.

Cumar cabdirashiid cali sharmaake ayaa hada ka mid ah madaxdii dalka xilalka waa weeyn ka soo qabtay misna la shaqeeya dowlado shisheeye oo uu soomaaliya uga fuliyo arrimada siyaasaadeed ee ay dalka ka leeyihiin

Wasiirka arrimaha dastuurka xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa war qoraal ah oo uu soodhigay bartiisa twitter-ka ku weeraray ra’iisul wasaarahii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan katirsan golaha sare ee Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.