Banaanbax looga soo horjeedo qaraxii ka dhacay Muqdisho ayaa kadhacay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo

luuq

Boqolaal ruux oo ka kala yimid degmooyinka Degmada Luuq ayaa waxa ay dibadbax ka dhigayaan magaalada Luuq ee Gobolka Gedo, Dadkaan banaanbaxa dhigay ayaa cambaareynaya isla markaana aad uga xumaaday qaraxii dadka badan ay ku dhinteen oo dhacay Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho.
luuq

luuq

luuq

Xuquqda Masawirada Maxamed Kaafi Uk

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.