Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah mmaulka Jubbaland waxaa maanta kadhacay isku soo bax loogu duceeynayay shacabkii ku wax yeeloobay qaraxii arxanlawaayasha ka geysteen igooska Soobe iyadoona haween, arday, dhalinyaro ay isugu soo bexeen bartamaha magaalada.
Leave a Reply