Qaar ka mid ah Dadka degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa ka qayb galaya Gurmadka Qaran ee loogu Baroor diiqayo Dadkii ku Dhintay Masiibadii ka dhacday Zoobbe ee Magaalada Muqdisho.
Dadkaan isu soo bananbaxay ayaa waxay cambaareeyeen Kooxdii ka dambeysey qaraxii lagu xasuuqay shacabka soomaliyeed waxayna ilaahay uga baryeen intii dhimatay in ilaahay unaxariisto iyo dhaawacmatay samir iyo imman ka siiyo.
Leave a Reply