Daawo:Dowladda iyo Shacabka oo iska kaashaday nadiifinta Burburka uu reebay Qaraxii Zoobe

qarax

Dowlada soomaliyeed oo kaashanaysa shacabka soomaliyeed oo u badan dhalinyaro iskood isu soo abaabulay ayaa waxay ka qayb qaadanayaan olalaha Nadaafada, dadkaa wada olalaha nadaafada ayaa sheegay ianay ka danqadeen dhibka soo gaaray shacabka Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.