Isbitaalka Shaafi oo ka mid ah Isbitaallada Xamar ayaa waxuu kamid yahay isbitaalada la geeyay dadkii ku dhaawacmay qaraxii dadka badan waxyeelada kasoo gaareen ee ka dhacay Magalaada Muqdisho, Dhaqaatiirta isbitaalka shaafi ayaa habeyn maalin utaagtaa sidii loo daawayn lahaa dadka dhaawacyada xun kasoo gaareen qaraxii kadhacay Muqdisho Kadhaceen.
Shirkada Hormuud ayaa lacag soo gaarsiisey Bukaanada kujira isbitaalka shaafi ayakoo kulan laqaatay Dhaqaatiirta Isbitaalka Shaafi oo kamid yihiin DR Cabdi Farax “Taano”, Shaafici aadan Dirir iyo dhaaqaatir kala duwan ee ka hawl gala Isbitaalka Shaafi
Leave a Reply