War-saxaafadeed ka soo baxay Maamulka Galmudug ayaa looga hadlay Geeridii ku timid Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo Xalay ku geeriyooday Dalka Hindiya.
Qoraalka ka soo baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa tacsi loogu diray Eheladii iyo Dowladda Soomaaliya ee uu Marxuumka ka geeriyooday.
Xildhibaanka Geeriyooday ayaa lagu soo doortay Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Galmudug.
Hoos ka Aqriso War-Saxaafadeedka
Leave a Reply