Kulankii Xildhibaamada Golaha Shacabka oo Baaqday

barlamanka

Guddoomiyaha Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya Prof. Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in maanta uu baaqday kulan ay ku yeelan lahaayeen Xaruntooda.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in maanta Shacabka Soomaaliyeed ay dhigayaan Bamaanbax ay ugu duceynayaan dadkii dhamaaday sidaas darteedna Golaha Shacabka ay la qeybsanayaan murugtaas kulankiina la baajiyay.

Xildhibaanada ayaa ka qeyb gali doono Banaanbaxa kaas oo ka dhici doono meelo ka mid ah magaalada Muqdisho.

Kumanaan Shacab ah ayaa ka qeyb Gali doona Banaanbax Duco ay oo loo sameynaayo dadkii Shacabkii ahaa lagu dhameeyay Qaraxii Zoobe ee dhacay 14-kii Bishaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.