Wasiir Yariisow oo soo bandhigay xogta Qaraxa ayaa sheegay qaraxa guud ahaan inuu waxyeeleeyay 642 qof, dhimashaduna ay tahay 358 qof, halka ay ku dhaawacmeen 228 qof.
Wasiir Yariisow ayaa sheegay dadka lagu la yahay nolol iyo geeri in ay yihiin 56 qof, inta dibadda loo qaadayna ay gaarayaan 122 qof.
Sidoo kale wuxuu sheegay Eng. Yariisow in guryahooda lagu celiyay 99 qof, halka Isbitaaladana ay jiifaan 7 qof.
Leave a Reply