War-qoraal ah oo ay soo saareen Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada ee dhawaan looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ee gobalak Jubada Hoose ayaa looga hadlay Arimaha siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya kaas oo u dhaxeeyo Dowladda dhexe iyo Madaxda Maamul Gobaleedyada Dalka.
Madaxda maamul goboleedyada ayaa laga joojiyey lacag ay jeebka iskaga shuban jireen oo loogu talagalay in wax looga qabto bahiyaha kajira Maamul goboleedyada
Leave a Reply