Waxaa maanta degmada doolow ee Gobolka Gedo warsaxaafadeed kasoo saaray wasiiradii iyo xildhibaanadii Jubbaland ee dhawaan halkaas gaaray, Masuuliyiintani ayaa bayaankooda oo kakoobnaa ilaa todobo qodob uga hadlay qarixii soobe, Shirkii kismaayo, taageerada ay u hayaan dowladda federaalka iyo qodobo kale.
HOOS KA AKHRISO WARSAXAAFADEEDKA
Leave a Reply