Daawo:Wasiirka Warfafinta Galmudug oo qiray inuu jiro Qorshe Xaaf looga horistaagayo ka qayb galka shirka Dowlada iyo maamul goboleedyada

xaaf

Wasiirka Warfafinta Galmudug Maxamuud aadan Masagawaa ayaa qiray inuu jiro Qorshe Xaaf looga horistaagayo ka qayb galka shirka Dowlada Soomaliya iyo maamul goboleedyada uga furmayo 28 Oktoobar Muqdisho, wasiirka ayaa sheegay inuu socdo dacwad maxakamada Sarre ee dowlada Federaalka ah ka furtay Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.