Reysulwasaare ku xigeenka dalka oo maanta daahfuray furay shir looga hadlayay horumarinta Qaranka iyo sugida amaanka

Rai’sul wasaare ku xigeenka mahdi maxamed guuled ayaa maanta daah furay shir looga hadlayay horumarinta Qaranka iyo sugida amaanka dalka. Waxaa ka soo qayb galay qaar ka mid ah goloha Wasiirada Somalia, Maamul Goboleedyada, madaxda ka soctay Bankiga Aduunka iyo dhamaan hay’adaha ka shaqeya arrimaha horumarinta Soomaaliya.

Kulanka waxaa looga doodayay sidii la iskugu xiri lahaa horumarka iyo nabadaynta iyo habkii looga wada shaqeyn lahaa xasilinta amniga guud ee dalka.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.