Filin laga soo duubay Ciidamada Amisom oo laga daawaday dalalka Yurub sida, Uk Sweden ayaa waxay ku aflagaadeeyey ummada Soomaliyeed gaar ahaan gabdhaha iyagoo sheegay markii la guursan waayo dumarka Soomaliyeed oo ay gaaraan 20 waxaa ilmo ka dhala Walaalkood kadibna ilmahaas wuxuu noqdaa argagixiso.
Arintaa ayaa ah mid aan umada Soomaliyeed dhaqan iyo diin ulahayn waana wax aflagaado ku ah umada Soomaliyeed iyo islaamkaba, waxaana loo baahan yahay in laga dhiidhiyo oo shacabka soomaliyeed Tilaabo adag ka qaadaan Amisom gaar ahan raga kamasuulka ah aflagaadadaan.
Leave a Reply