Daawo:Madaxwaye Kuxigeenka iyo Gudoomiyaha Galmudug oo sheegay inay Casumaad kaheleen dowlada Somaliya

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, GUdoomiyaha Barlamanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Ku xigeenkiisa labaad Maxamed Sh Axmed Maalin ayaa Soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya, Madaxdaan Galmudug ayaa sheegay in dowlada soomaliyeed Casumaad usoo dirtay sidaas awgeedna ay soo gaareen magalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.