Daawo:Ganacsatada Puntaland oo diiday inay isticmalaan dekada Boosaaso kadib markii Shirkada Imaarad Carabta lacago dheeraad ah kusoorogeen

Ganacsatada Puntalnd ee isticmaasha Dekada Boosaas ayaa ka horyimid Lacago dheeraad ah oo ay sheegeen iney ku soo rogtay Shirkadda P&O ee Dalka imaaraadka oo lagu wareejiyay Maamulka Dekedda Magaaladda Boosaso,

Ganacsatada Puntaland ayaa Joojiyey inay alaab kasoo dagsadaan kana dhoofsadaan Dekada Boosaaso, wasiirka Dekadaha Puntaland iyo Madaxda kala Duwan ayaa Beeniyey Cabashada Ganacsatada Puntland

Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.