Gudiga abaaraha ee degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa maamulka Galmudug ku ee deeyey in Mucaawimadii kala duwanayd ee loogu talagalay Waqooyiga Galgaduud inay ku takri faleen xili dadka ay baahi wayn uqabaan.
Maamulka Galmudug ayaa marar badan horay udhunsaday deeqo loogu talagalay dadka abaaraha saameeyeen sida ya sheegayaan bulshada kusugan Gobolka Galgaduud.
Leave a Reply