
Madaxwaynaha Soomaliya ayaa Furay Shirkii udhaxeeyey Maamul goboleedyada iyo Dowlada Soomaliya kaas oo kafurmay magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaliya , furitaankii shirka aya waxaa ka hadlay Madaxwayanaha Somaliya,Raysawsaare Khayre,Guduumiyaha Gobolka Baandir iyo madaxda maamul goboleedyada.
Leave a Reply