
Wasaaradda Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Oo Go’Aan Kasoo Saartay Halka Lagu Qabanayo Ciyaaraha Maamul-goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir
Kulan Saacado Badan Qaatay Oo U Dhaxeeyey Wasaaradda ciyaaraha, Wasiirada Ciyaaraha Maamul Goboleedyada Iyo Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed ayaa Waxaa looga arinsanayey Hadalkii Kasoo yeeray […]