Xildhibaan Cabdi shir ciyaar Jecel oo kamida Xildhibanada Barlamanka Soomaliya ayaa qudbad meelo badan taabanysa ujeediyey Barlamanka soomaliyeed isagoo kula dar daarmay inay u dhaqman si masuuliyad ku dhisan tahay madaama hawl mahiima sugayso Barlamaanka Soomaliya.
Xildhibaan Cabdi Shire ayaa tusaale u sooqaatay Suuga uu hada kahor uqadeen Barlamankii kan kahoreeyey oo ahayd “Mooshimada Dhacaayiyo midi midi ku tagiyo muran aan dhamaan baa lagu mashquuloo Majarihii dalkeenaa mugdi galay hadeero iftiin nooma Muuqdiyo meel aan usocono”
Leave a Reply