
Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay si kumeel gaar ah Xeer Madaxwayne Lr. 130 October 27 – 2017 Guddoomiye iyo Gudoomiye ku xigeenka degmada Bursaalax.
Madaxwaynaha Dawladda Puntland.
Markuu Arkay: Dastuurka Dawladda Puntland.
Markuu Tixgeliyay: Aqoontooda iyo Waaya Aragnimadooda shaqo.
Wuxuu Xeeriyay:
1.Waxaa Maxamed Sulaymaan Diiriye si kumeel Gaar ah loogu Magacaabay
Guddoomiyaha Degmada Bursaalax.
2.Waxaa Bashiir Maxamed Guuleed si kumeel Gaar ah loogu Magacaabay
Guddoomiye Ku-xigeenka Degmada Bursaalax.
3.Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxwaynuhu saxiixo, wuuna
Saxiixay Madaxweynuhu.
=DHAMMAAD=
Leave a Reply