Daawo:Ciidamo tababar loogu soo xiray gobolka Gedo

doolow

Ciidan kamida ciidamada Loo diyaariyey inay alshabab ladagalaman ayaa tobobar loogu soo xiray Degmada Doolow ee Gobolka Gedo, Munaasabadii tobaabrka loogu soo xiraayey ciidmadaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasirka Amniga Jubbland Cabdirashiid Xasan Janan,gudoomiyasha degmooyinka Baladxaawo,Luuq,Doolow,Xildhibaano saraakisha Ciddamada iyo marti sharf kala duwan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.