Daawo:Khudbadii Mahiimka ahayd ee Madaxwaynaha Soomaliya ka jeediyey Shirkii Madaxda dowlada iyo Maamul goboleedyada

farmajo

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta khudbad mahiim ah ka jeediyay shirkii Madaxda Dowladda iyo kuwa Dowlad goboleedyada ee Maanta la soo gaba gabeeyay.
Madaxwaynaha Somaliya ayaa khudbadiisa inteeda badan uga hadlay sida at uga go’an tahay dowlada inay la dagaalanto Alshabab, Midnimada iyo iskuduubninada dowlada iyo shacabka Sidoo kale waxa uu Madaxweyne Soomaliya baaq u diray dhamaan Shacabka Soomaaliyeed taas oo ku aadaneyd in ay ka qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab..

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.