Xildhibaanada ayaa soo saaray Go’aamo mamnuucaya in doorashadda Somaliland ay soo gaarto degaanada maamulka Puntland iyo qeybo ka mid ah degaanada lagu muransan yahay.
Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland oo markuu kulanku soo dhamaaday la hadlay warbaahinta waxaa uu sheegay in xukuumadda laga doonaayo in ay ilaaliso xuduudaha maamulka Puntland.
Inka badan 30 xildhibaanada ayaa taageertay Go’aanka looga hortagaayo doorashadda Somaliland Sida uu sheegay Gudoome Axmed Cali Xaashi.
Leave a Reply