Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa sheegtay inaysan waxba kala socon shirka magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya uu ku qabanayo ururka Caalamiga ah ee International Research Networks.
Wasiirka Wasaaradda Badroolka iyo macdanta Xukuumadda Federaalka Somalia Cabdirishiid Maxamed Axmed ayaa sheegay in shirkaas aysan shaqo ku laheyn dowladda islamarkaana wararka la baahiyay ay yihiin kuwa been abuur ah, Sidoo kale Wasaaradda ayaa sheegtay inay tilaabo ka qadayo shirkadaas.
Leave a Reply