Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa waxaa garoonka diyaradaha xarunta ku meelgarka ah ee maamulka Jubbaland kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Madaxweyne ku xigeen Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud, Gudoonka Baarlamaanka iyo masuuliyiin kale.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa uga mahadceliyey madaxwaynaha Jubbaland iyo madaxda kala duwan sida ay usoo dhaweeyeen wuuxna sheegay inuu ku faraxsan yahay imaatinka Magaalada Kismaayo, sidoo kale.
Leave a Reply