Madaxweynaha Maamulka Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas oo dib ugu laabtay magaalada Garoowe ee xarunta Maamulkaas ayaa sheegay in caddaaladda la horgeynayo Askariga tacaddiga u geystay Gabadha 16 jirka ah.
Madaxweyne Gaas,ayaa sheegay in uu ka xunyahay falkaas islamarkaana ay wadaan in Askarigaas la marsiiyo caddaaladda,falka xun ee uu gabadhaas kula kacayna laga baal mariyo.
Leave a Reply