Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeyb galay shirka Dhalinyarada adduunka,oo kadhacay magaalada Sharm al-Sheikh ee dalka Masar waxaana ku waheliyey Madaxwaynaha dalka Masar iyo Madax kala duwan.
Leave a Reply