Waxaa Magaalada Dhusamreeb soo garay qoysas badan oo soo barakiciyeen Maleeshiyooyinka Alshabab ayaguu ugaysatay dil iyo dhac waxayna ubaahan yihiin qoysaskaan gurmad adag daga, dadkaan ayaa ka yimid deegaano hoos taga Hobyo,Ceelhuur iyo Xarerdheer.
Dadkaa aya dalbanaya in cawimaad lala soo gaaro sabato ah mahaystaan hoy iyo daawo waxayna Dagan yihiin oo hoy u ah iskuulka hoose dhexe xaafada Waabari.
Leave a Reply