Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo dhulka Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Salaad Oomaar ayaa hortagay Xubnaha Aqalka Sarre ee soomaliya waxaana su’aale laga waydiiyey arimaha amniga garoonka iyo lasoo wareegida hawada soomaliya.
Leave a Reply