Xaaliimo farax Godane waa madax hay’ada Midnimada Haweenka Soomaliyeed SWSO oo inta badan ka hawlgasha deganada Jubbaland,Xaliimo Faarax ayaa waxay booqasho mahuum ah ku tagtay gobolka Gedo gaar ahaan Magaalooyinka Baladxaawo, Doolow waxayna uga warbixisey wariye Maxamed Kaasim kulanadii Xaliimo iyo Haweenka Gobolka Gedo dhexmaray.
Leave a Reply