Xilli Mudooyinkii ugu dambeysay shacab reer Gaalkacyo ay kacabanayeen biyo fariistay wadooyinka Magalada kadib roobkii dhawaan kada’ay magaalda gaalkacyo iyo deeganada hoos yimaada ayaa haddane masuuliyiinta dagmada Gaalkacyo waxaa ay bilaabeen qorashyaal biyaha looga saarayo gudaha magalada Gaalkacyo
Masuuliyiinta dagmadaGaalkacyo ayaa saakay bur burin ku sameyay dhismiyaal ku yaaall magalada Gaalkacyo kuwasi oo loogu talagalay in ay noqodaan biyo mareen ay sii maraan biyaha magalada madama qaar ka mid ah xaafadaha Gaalkacyo ay yaalla biyo aad u fara badan oo qaarkood dhaqaatiirta ay shegeen in ay ka dhalan karto cuduro kala duwan.
Duqa dagmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Bare ayaa sheegay in qorshaan loogu tala galay in biyaha looga saaro gudaha magaalda Gaalkacyo
Leave a Reply