Madaxweyneyaasha Uganda iyo Sudaan oo ka hadlay Xaaladda Soomaaliya

Madaxweeyneyaasha Wadamadda Sudan iyo Uganda ayaa kulan ay ku yeesheen Magaaladda Kampala waxay bulshadda Caalamka ugu baaqeen in ay taageero Agab oo kordhin karta Awoodooda Siiyaan  Ciidamadda AMSOM si ay u caawiyaan Dowladda Soomaliya.
Labadda madaxweeyne ayaa kulankooda waxaay kusoo qaaden xaaladda Soomaaliya iyo Sida Xilligaan ay ciidamadda AMSOM ugu baahanyihiin taageeradda beesha Caalamka.
Waxay isla sooqaadeen in Agab Military iyo Miisaanid dhaqaale oo taageero AMSIOM ay sahli karto in Howlagalku uu ku guuleysto ujeedooyinkiisa ay ugu Horreeyaan dagaalka uu kula jiro Al-shabaab.
Kasokoow in madaxdu ay Caalamka ugu Baqeen in la Taageero AMISOM, Sooma aysan Qaadin kabixitaanka AMISOM ee Soomaaliya oo Qaybta ugu Horeeysa la filayo in ay Sanadkaan Baxaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.