Wasiirkawasarada aminga Soomaliya Maxamed abuukar ducaale ayaa soo gaaray Maalada kismayo waxaana kusoo dhaweeyey Garoonka diyaradaha Magaalada kismaayo Wasiirka Wasarada Amniga Jubbland Cabdirishiid Xasan Cabdinuur iyo Masuuliyiin kale, wasiirka aminga Soomaliya ayaa ka qayb galaya shirka udhaxeeya wasaradaha aminaga Maamul goboleedyada iyo dowlada Soomaliya.
Leave a Reply