Wasiirka wasaarada gar-gaarka & masiibooyinka oo maanta is-cashishay

wasiirka wasarada gar-gaarka iyo masiibooyinka xukumada fedraalka soomaaliya maamo maryan khaasin ayaa maanta iska cashishay xilka wasiirnimo.
maryan khaasimo wasiirka gar gaaarka iyo masoobiiyinka ayaa is casilaadeda u sababesay in hawlihii wasaarada ay dad kale gacanta kula jiraan sidookale wasiirka ayaa barteeda uqaaska ee tweterka waxay ku soo qortay inay isu cashishay sababo iyada uqaasa

Hoos ka aqriso Qoralka wasiiirka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.