Dhageyso:Wasiir yariisow oo si kulul kaga jawaabay War sheegayay in Wasiir Beyle uu ka baxay shirka Golaha Wasiirada

Websiteyada qaarkood ayaa qoraayey warar sheegayey in Wasiirka Wasarada Maaliyada uu Shirkii golaha wasiirada ka baxay, hadaba waxaa warkaas beeniyey Wasiirka Warfaafinta Soomaliya Yariisow wuxuuna sheegay inaysan wax kajirin wasiirkuna shaqo aaday.
Hoos kadhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.