Maamulka Degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa bilaabay inay ka qaadaan geedaha buundada degmada luuq, Geedahaan ayaa lasocday biyaha wabiga waxaana lagu jiraa xiliga roobka maamulka ayaa ka codsaday Dowlada Soomaliya inay qayb ka qaadato dayactirka Buundada waxay kaloo baaq u direen qurba Joogta kazoo jeeda Gobolka Gedo inay qayb mahiim ah ka qaataan dayactirka Buundada.
Leave a Reply