Wasiiradda Haweenka Iyo Xuquuqul Insaanka Jubaland ayaa Musuq-Maasuq Ku Sameysey Haweenka Gobolka Gedo waxayna haweenka Gobolka Gedo ku eedeyeen Wasiirka wasaaradda haweenka iyo xaquuqul insaanka jubaland Khamar deeq Khaliif inay ka dambeyso isdaba marin iyo inay ku tumatay xuquudii Haweenka Gobolka Gedo.
Haweenka Gobolka Gedo ayaa waxay lasoo xariireen warbaahinta Gedotimes waxayna sheegeen in Wasaarada Haweenka Jubbaland ay dhunsatey hantidii iyo dhaqaalihii loogu talagalay in lagu hormariyo Haweenka Jubbaland gaar ahaan tii Gobolka Gedo.
Waxay kaloo sheegeen Haweenka Gobolka Gedo inay Wasiirka wasaaradda haweenka iyo xaquuqul insaanka jubaland Khamar deeq Khaliif ay ku been abuuratay iyadoo sheegtay inay kasoo qayb galeen haweenaka Jubbaland Shirkii 13 November Kismaayo ka furmay ee looga hadlaayey Isdhexgalka iyo dhiiragalinta Nabadaynta cida kaliya ee shirkaas ka qayb gashay oo kasoo jeeday gobolka Gedo waa madaxwayne kuxigeenka kowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan mana mataleyn Haweenka Gobolka Gedo.
Hoss kadageyso Wasiir Khamer oo dhahaysa Gabdhaha Jubbaland baa ka qayb galay.
Leave a Reply