Xildhibaan Cabdifitaax oo ka hadlay kalfadhigii barlamaanka Soomaliya oo lagu dhageysanaayey go’aankii gudigii loo xilsaar qalbi dhagax ayaa sheegay gudiga inay wax wayn qabteen kala fikrad duwanaayeen lakiin at fiiriyeen danaha dalka iyo dadka waana ka nabadooniyeen go’aanka qalbi dhagax si masuuliyad ku dhisan tahay.
Leave a Reply