Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqasho shaqo oo labo maalmood ah waxa ay uga bilaabatay magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta waxaana uu la kulmi doonaa Amiirka Imaraadka Carabta iyo Madax kale oo kala duwan.
Booqashadaan uu madaxwaynaha Soomaliya ku tagay Abu dhabi ayaa ah Casumaad uu ka helay Amiirka Imaraadka Carabta waxaana la filayaa in lasoo afjaro mugdigii ku kala dhex jiray Labada Dal.
Leave a Reply