
Wasiirka Wasarada Qorshaynta xukuumada Soomaliya Jamaal Maxamed xasan ayaa sheegay in Midowga Yurub inaysan Mashaariic aysan saxiixin Dowlada Soomaliya aysan ka fulin Karin. Wasiirka qorshaynta ayaa sheegay laga bilaabo 5 Disembar ay dowlada Soomaliya lasoo wareegtay saxii mashaariicda at Fuliyaan Midowga Yurub.
Leave a Reply