Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa ka dhoofay garoonka Diyaaradaha Magaalada Garowe ee Caasimadda Maamulka Puntland, Madaxweyne Gaas iyo waftigiisa ayaa safar ugu ambabaxay Magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya waxaana Maanta Lagu soo dhaweeyey Magaalada Addis Ababa .
Leave a Reply