Guddomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Turkiga u Fadhiya Soomaaaliya Olgan Bekar waxayna ka wada hadleen horumarinta Caasimadda Muqdisho iyo sida ay iskula shaqeyn lahaayeen.
Turkiga aya ka mid ah Dowladaha sidaweyn u taageera Soomaaliya,isaga oo Gacanweyn ka geestay arrimo ay ka mid yihiin Amniga, Waxbarashada iyo dhismaha wadooyinka.
Leave a Reply