Wafdi ka socda dowladaha Soomaliya iyo Jabuuti islamarkana ay ka mid yihiin,Guudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya Maxamed sheekh Cismaan Jawaari,Guudoomiyaha Baarlamaanka dalka jabuuti Maxamed Cali Xaamud,Taliyaha Guud ee Ciidamada AMISOM Generaal Cismaan Nuur Subagle.Guudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka Mahad Cabdala Cawad,Safiirka dowlada jabuuti u jooga Somaliya Aadan Xassan Aadan,iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta gaaray Magalaada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan .
Leave a Reply