
Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe shiiq Maxamed Shiiq maxamed shaakir ayaa xaflad soo dhaweyna loogu Sameey Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaana xafladaass u ameeyey Bulshada kaoo jeeda gobolada dhexe ayakoo uGu baaqay Madaxwayne Shaakir in wadahadalada Galmudug iyo ahlu Sunna horumar laga gaaro laysuna tanaasulo.
Leave a Reply